Abdi samaad Hussein Mahamed iyo Sahro Macalin Maxamed oo uu maher koodu ka dhacay magalada muqdisho ee dalka somaliya.ayago kala joga dalka india iyo uk''
Dhamaan dhalin yarada Beelwenta Qubeys waxay tahniyad udirayaan Abdi Samad Hussein Mahamed iyo Sahro Macalin Maxamed oo uu maher koodu ka dhacay magalada muqdisho ee dalka somaliya tariikhdu markay ahayd 2011-03-7
Waxayna alle uga baryayaan kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Amiin Amiin Amiin
No comments:
Post a Comment